x
DU G SI TE CH
Astaamaha Muhiimka ah

Waxa aad ku heli karto nidaamkan

Maamulka Ardayda

Ku kaydi oo habee xogta ardayda, si fududna ula soco heerarkooda .

Xadiriinta (Attendance)

La soco ka soo qaybgalka ardayda si toos ah oo nidaamsan.

Maareynta Imtixaannada

U diyaari, u qabso, oo u kaydi natiijooyinka imtixaannada si casri ah.
Dugsitech
Ku saabsan Nidaamka

Maamul dhammaan hawlaha
iskuulkaaga hal nidaam casri ah

Nidaamkan wuxuu kuu fududeynayaa maamulka ardayda, imtixaannada, lacagaha iyo shahaadooyinka. Waxaad si sahlan u heli kartaa xog arday kasta, u diyaarin kartaa natiijooyin, una soo saari kartaa dukumentiyo rasmi ah.
  • 01. Maaree ardayda iyo xogtooda si habaysan
  • 02. La soco xaadirinta iyo imtixaannada
  • 03. Soo saar shahaadooyin & transcript sax ah
  • 04. Maamul lacagaha iyo bixinta ardayda
0+
Arday laga diiwaan geliyay
nidaamka
0+
Shahaadooyin & Transcript
la daabacay
0+
Dugsiyo & Jaamacado
adeegsanaya nidaamka
ADEEGYADA NIDAAMKA

Xalka dhameystiran ee iskuulkaaga

Nidaamkan wuxuu kuu fududeynayaa maamulka ardayda, imtixaannada, shahaadooyinka, lacagaha iyo transcript-yada ardayda si hufan oo otomaatig ah.

Maamulka Ardayda

Diiwaangeli, habee, oo la soco xogta ardayda si nidaamsan.

Imtixaannada

U diyaari, u qabso, iyo u qiimee imtixaannada ardayda si fudud oo otomaatig ah.

Shahaadooyinka

Daabac shahaadooyin rasmi ah oo si degdeg ah loogu diyaariyey arday kasta.

Xadiriinta Ardayda

La soco ka soo qaybgalka ardayda maalin kasta si fudud oo nidaamsan.

Maareynta Lacagaha

Diiwaangeli lacagaha ardayda, soo saar biilal & rasiid, una la soco bixinta.

Transcript-yada

Soo saar transcript-yada ardayda si sax ah oo loogu isticmaali karo meel kasta.
Adeegyada Nidaamka

Maamul ardayda, imtixaannada
iyo shahaadooyinka si hufan

Nidaamkan casriga ah wuxuu kuu fududeynayaa inaad si fudud u maamusho ardayda, imtixaannada, lacagaha, iyo soo saarista shahaadooyin & transcript-yada ardayda.
  • Maareynta Ardayda
  • Jadwalka Imtixaannada
  • Daabacaadda Shahaadooyinka
  • Ka-soo-qaybgalka Ardayda (Attendance)
  • Maareynta Lacagaha Ardayda
  • Soo saarista Transcript-yada
Nidaamka Ardayda
Maareynta Nidaamka
Horumar Nidaamka
84%
Qiimaha iyo Xulashooyinka

Dooro plan-ka ku habboon

Madarasadaha

$10 / month
- Maamulka Ardayda
- Xadiriinta
- Warbixin kooban

Marakisata

$15 / month
- Maamulka Ardayda oo dhameystiran
- Xadiriinta oo faahfaahsan
- Imtixaannada & Natiijooyinka
- Support 24/7

Machadada

$20 / month
- Dhammaan features-ka Standard
- Analytics & Reports
- Customization
- Priority Support
Dib u eegista Macaamiisha

Qisaska guusha ee isticmaaleyaashayada

Akhriso sida ardayda, macallimiinta, iyo maamulayaasha dugsiyada ay uga faa’iideysteen nidaamkayaga casriga ah ee shahaado-samaynta iyo maareynta ardayda.
Su'aalaha Badanaa La Weydiiyo

Su'aalaha ardayda iyo maamulka

Ka hel jawaabaha su'aalaha inta badan la isweydiiyo ee ku saabsan nidaamka maareynta ardayda, shahaadooyinka, imtixaannada, iyo lacag-bixinta.

Ma la heli karaa tijaabo bilaash ah?

Haa, waxaad si bilaash ah u tijaabin kartaa nidaamka cerifyHub si aad u aragto sida uu u fududeeyo maareynta ardayda, shahaadooyinka, iyo imtixaannada.

Immisa ayay ku kacaysaa isticmaalka nidaamkan?

Ma lagu dari karaa macluumaad dheeri ah oo ku saabsan ardayda?

Haa, nidaamku wuxuu kuu oggolaanayaa inaad ku darto xog dheeri ah sida attendance, lacag bixinta, iyo natiijooyinka imtixaanka si dhamaystiran.

Ma lagu daabici karaa shahaadooyinka iyo transcript-yada?

Haa, waxaad si fudud u daabici kartaa shahaadooyinka iyo transcript-yada ardayda, sidoo kale waxaad ka dhigi kartaa mid online ah oo la arki karo ardayga.

Sidee ayaa lacagta ardayda loogu ogaan karaa nidaamka?

Nidaamku wuxuu la socdaa lacagaha ardayda, waxaad ku arki kartaa status-ka lacag bixinta iyo taariikhda bixinta si fudud oo degdeg ah.

Diyaar ma u tahay inaad bilowdo?
Ku biir kumanaan dugsiyo & machadyo isticmaala Dugsi Tech