nidaamka
Waxa aad ku heli karto nidaamkan
Maamul dhammaan hawlaha
iskuulkaaga hal nidaam casri ah
- 01. Maaree ardayda iyo xogtooda si habaysan
- 02. La soco xaadirinta iyo imtixaannada
- 03. Soo saar shahaadooyin & transcript sax ah
- 04. Maamul lacagaha iyo bixinta ardayda
nidaamka
la daabacay
adeegsanaya nidaamka
Xalka dhameystiran ee iskuulkaaga
Maamulka Ardayda
Imtixaannada
Shahaadooyinka
Xadiriinta Ardayda
Maareynta Lacagaha
Transcript-yada
Maamul ardayda, imtixaannada
iyo shahaadooyinka si hufan
- Maareynta Ardayda
- Jadwalka Imtixaannada
- Daabacaadda Shahaadooyinka
- Ka-soo-qaybgalka Ardayda (Attendance)
- Maareynta Lacagaha Ardayda
- Soo saarista Transcript-yada
Dooro plan-ka ku habboon
Marakisata
- Maamulka Ardayda oo dhameystiran
- Xadiriinta oo faahfaahsan
- Imtixaannada & Natiijooyinka
- Support 24/7
Machadada
- Dhammaan features-ka Standard
- Analytics & Reports
- Customization
- Priority Support
Qisaska guusha ee isticmaaleyaashayada
“Nidaamkan wuxuu ii fududeeyey in aan si dhakhso ah u maamulo shahaadooyinka ardayda iyo imtixaannada. Wax walba waa habaysan oo fudud.”

“Waxaan si fudud u daabici karaa shahaadooyinka iyo transcript-yada ardayda, sidoo kale waxaan la socdaa lacagaha iyo attendance-ka.”

“Nidaamkani wuxuu ka dhigay maamulka ardayda mid hufan, waxaan si fudud ula socdaa qalin-jabiyayaasha iyo natiijooyinkooda.”

Su'aalaha ardayda iyo maamulka
Ma la heli karaa tijaabo bilaash ah?
Haa, waxaad si bilaash ah u tijaabin kartaa nidaamka cerifyHub si aad u aragto sida uu u fududeeyo maareynta ardayda, shahaadooyinka, iyo imtixaannada.
Immisa ayay ku kacaysaa isticmaalka nidaamkan?
Nidaamku wuxuu leeyahay qorshayaal kala duwan oo la jaan qaadaya baahida dugsiyada iyo machadyada. Waxaad kala dooran kartaa bil kasta ama sannad kasta.
Ma lagu dari karaa macluumaad dheeri ah oo ku saabsan ardayda?
Haa, nidaamku wuxuu kuu oggolaanayaa inaad ku darto xog dheeri ah sida attendance, lacag bixinta, iyo natiijooyinka imtixaanka si dhamaystiran.
Ma lagu daabici karaa shahaadooyinka iyo transcript-yada?
Haa, waxaad si fudud u daabici kartaa shahaadooyinka iyo transcript-yada ardayda, sidoo kale waxaad ka dhigi kartaa mid online ah oo la arki karo ardayga.
Sidee ayaa lacagta ardayda loogu ogaan karaa nidaamka?
Nidaamku wuxuu la socdaa lacagaha ardayda, waxaad ku arki kartaa status-ka lacag bixinta iyo taariikhda bixinta si fudud oo degdeg ah.






